Ciidamada dowlada Somalia oo dagaal kula wareegay degaano cusub oo ka tirsan..

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa  la wareegay deegaanada Inji iyo Afcad oo u dhexeya degmooyinka Jalalasi iyo Bulo-barde oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan. Talaabadan ayaa timid ka dib dagaal culus oo illaa shalay degaanadaas ku dhexmarayey ciidamada huwanta oo halkaas ku weerar kuwa Al-shabaab oo halkaas … Continue reading Ciidamada dowlada Somalia oo dagaal kula wareegay degaano cusub oo ka tirsan..